Madaxweyne Farmaajo oo berri khudbad u jeedin doonna Xildhibaanada Golaha Shacabka

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku yeelan doonna xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.
Agendaha kulanka ayaa ah:
1. Warbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubnaha Golaha Shacabka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in xildhibaanada Golaha Shacabka uu ka codsado in loo kordhiyo Mudada uu kusoo Magacabaayo Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here