Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweyne Trump

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee dalka Marwo Zaynab Cabdi Macalin ayaa ka qeyb galay kulan soo dhaweyn ah oo uu Madaxweynaha Mareykanka Mudane Donald Trump u sameeyay madaxdii kasoo qeyb gashay Meertada 74-aad ee Golaha Qaramada Midoobay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku sugan Magaalada New Yorka oo uu ka qeyb galay Shirka Qaramada Midoobey.

Waa markii ugu horreysay oo ay kulmaan Madaxweyne Farmaajo iyo Trump tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sanadkii 2017-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here