Madaxweyne Farmaajo oo lagu wado inuu baarlamaanka horgeeyo ra’iisul wasaaraha Magacaaban

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda Ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.
Madaxweyna Farmaajo ayaa ka codsan doona xildhibaanada golaha in ay ansixiyaan ra’iisul wasaaraha cusub si uu u guto shaqooyinka loo igmaday.
Agendaha kulanka ayaa ah
1.Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS
2.U Codeynta Kalsooni Siinta R/Wasaaraha Magacaaban Maxamed Xussen Roble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here