Madaxweyne ku Xigeenka dalka oo Gaaray Wajeer

Waxaa maanta magaalada wajeer gaaray madax kala duwaan sida madaxweyne kuxigeenka dalka William Ruto, hogaamiyaha aqlabiyada aqal baarlamaanka dalka aden bare Ducaale, wasiirka tamarta Charles Keter iyo madax kale  kuwaasoo lacag  u aruurin rabaan madarasa ku taalo magaalada tarbaj ee ismamaul goboleedka Wajeer

Waxyaabihii ka soo baxa booqashada madaxweyne ku xigeenka dalka Wajeer wararkayga dambe ayaad ku maqli doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here