Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto oo maanta lagu wada inuu gaaro ismaamulka Wajer

Ku xigeenka madaxweynaha dalka William Ruto ayaa la filaya inuu maanta booqasho ku tago magaalada Wajeer.

Booqashada Mr Ruto ayaa salka ku heysta lacag aruurin loo sameynayo mandarso ku taala magaalada Wajeer.

Sido kale waxaa la filaya in madaxweyne        Ku xigeenka dalka uu inta uu ku suganyahay Wajeer soo hadal qaado arrimaha siyaasadda.

Shacabka wajeer ayaa hadda isku diyaarinaya sida ay u soo dhaweyn lahayeen hogaamiyaha labaad ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here