Madaxweyne Ku xigeenka oo beeniyay eedaynta ay u jeediyeen qaar ka mid ah hoggamiyasha

Madaxweyna ku xigeenka William Ruto ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay dhaliisha ay u jeediyeen qaar ka mid ah siyasiyiinta oo ku eedeeyay inuu howshiisa eek u xigeenka madaxwyne Uhuru Kenyatta gabay.
Mar uu maanta ka hadlaye aaga oo ku sugan gurigiisa xaafada Karen oo haween kulan kula qaatay ayaa Ruto waxa uu sheegay inaysan jirin hal mar oo uu ku fashilmay inuu dalka u adeego maadama yahay ku xigeenka madaxweynaha.
Eedaynta loo jeediyay madaxweyna ku xigeenka ka dib markii uu ka baaqday shirkii qaranka ee OCVID-19 oo lagu qabtay maalintii Isniinta xaruunta shiradka caalamiga ee KICC, Nairobi.
Madaxwweyna ku xigeenka ayaa kulan la qaatay wafdi haween ah oo ka qayb ah ganacstada Nairobi, ayaawaxa uu sheegay in dhamaan shaqooyinka loo igmay si dhameytrian u gutay.
Ruto ayaa sheegay in kuwa iska dhigaya inay maamula u yihiin asaga ku mashquulaan howl-halooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here