Madaxweyne Trump oo la filayo inuu la kulmo dhigiisa Shiinaha

Mandatory Credit: Photo by Evan Vucci/AP/REX/Shutterstock (10155748e) President Donald Trump listens to a question during a meeting with Irish Prime Minister Leo Varadkar in the Oval Office of the White House, in Washington Trump, Washington, USA - 14 Mar 2019

Madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa codsi u dirsaday madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping isagoo doonayo inuu la qaato kulan ay kaga hadlayaan qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Hong Kong.
Qoraal uu barta Twitter-ka uu soo geliyay Trump, waxaa uu sheegay inuu ku kalsoon yahay madaxweyne Xi marka ay timaaddo xal u helidda rabshaha sare u kacay kaddib markii ay dibadbaxyo ballaraan halkaas ka dhigeen dadweynaha reer Hong Kong ee dimuqraadiyadda u ololeynaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here