Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo gaaray magalada Tokyo ee dalka Japan

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa gaaray magaalada Tokyo ee dalka Japan si uu uga qeyb galo caleemo saarka Emperor Naruhito oo ah boqor.
Madaxweynaha dalka ayaa waxaa la socotay xaaskiisa oo ah marwada koowaad ee dalka Margaret Kenyatta.
Raiisel Wasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa u fidiyay martiqaad madaxweynaha dalka mudane Uhuru Kenyaatta.
170 Madax ayaa ka qeyb galaya caleemo-saarka Boqorka Naruhito ee maalinta bari ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here