Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo ku baaqay in si cadaalad ah loo bixiyo qeybsiga dakhliga dalka

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in xafiiskiisu uusan soo jeedin ku sameynaynin qaabeynta dakhliga isaga oo ku adkeystay in xuduudaha muhiimka ah ee wadaaga dakhliga ay dejiyeen Guddiga Dakhliga.
Madaxa qaranka ayaa ku nuuxnuuxsaday inuu diirada saarayo ajendaha horumarka iyo in la hubiyo in qof kasta oo Kenyaan ah uu helo xuquuqdiisa.
Madaxaweynaha ayaa ugu yeeray hogaamiyaasha in ay ka fogaadaan in ay siyaasadeeyaan daqliga oo ay ku guuldareysteen inay meel mariyaan sagaal jeer taa badalkeedna ay helaan ismaamulada lacagahani si hawlha ay hakad u gelin.
Mr Kenyatta ayaa hadalkan ka jeediyay Xarunta Shirarka Caalamiga ah ee Kenyatta (KICC) halkaas oo uu sabarlooga siinayay 38,000 oo qof oo ka soo kala jeeda Embakasi Ranch, Tassia iyo Korogocho.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here