Madaxweyne Uhuru oo gaaray dalka Barbados

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa gaaray dalka Barbados oo mudda saddax maalmood oo rasmi ah halkaasi ku qaadan doono.
Wasiirka arrimaha dibada Monica Juma ayaa waxay sheegtay in madaxweynaha uu ka dagay magalada Bridgetown waxaana qaabilay ra’isul wasraha dalkaas Mia Mottley .
Madaxweynaha ayaa waxa uu kulan la qaadan doona RW Mottley.
Waxayaabaha ya ka wada hadli doonaan wax aka mid ah xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga waxyaabaha labada dal u muhiimsan.
Mr Kenyatta ,ayaa waxa uu kalo ka qayb gali doona kulanka hoggamiyasha dalkas oo ka dhici doono hotel ay dowlada leedahay oo ku yaalo Bridgetown.
Waxa uu kalo ka qayb galay casha iyo kulan dhaqameed oo uu marti galinayo Rai’isul Wasaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here