Madaxweynihi hore ee dalka Daniel Arap Moi oo isbitalka dib loogu celiyay

NAIROBI, KENYA: Kenyan president, Daniel Arap Moi, waves to the crowd while he enters in the National Stadium to celebrates Moi's day in Nairobi Kenya 10 October, 2001. Moi has been heading Kenya for 23 years. AFP PHOTO/Pedro UGARTE (Photo credit should read PEDRO UGARTE/AFP/Getty Images)

Madaxweynihi hore ee dalka Daniel Moi ayaa dib loogu celiyay isbitalka Nairobi laba maalin ka dib marka laga soo saaray isbitalkaas.
Afhayenka Moi Lee Njeru ayaa sheegay in Moi dib loogu celiyay isbitalka balse macada in la dhigay qolka lagula tacaalo bukaanada u baahan daryeel dhameystiran.
Lee ayaa todobadkii tagay malintii Khamista shaaciyay in madaxweynihi hore dib loogu celiyay guriga oo dhakhatiirta ayaa fasaxeen inuu guriga aado ka dib markii uu 10-maalmood isbitalka ku qaatay.
Sarakiisha caafiamadka Moi oo uu hoggaminayo dhakhtarkiisa khaaska ah David Silverstone ayaa fasaxay asaga oo sheegay in gurigiisa ku yaalo Kabarnet ay xaaladu kula soconayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here