Madaxweynihii Burundi oo geeriyooday

Waxaa goor dhaw geeriyooday madaxweeynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza.
Waxaa ay da’aadiisu ahayd 55 jir.
Wararku ayaa sheegaya in uu ku dhintay isbitaalka Karusi Fiftieth Anniversary.
War qoraal ah oo ka soo baxay dawladda Burundi ayaa lagu sheegay in madaxweeynuhu uu wadnaha istaagay 8-dii bishan.
Waxaa uu xilka hayay tan iyo 2005-tii waxaana uu xilka wareejin rabay bisha Agoosto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here