Madaxweynihii hore ee Faransiiska oo geeriyooday

Jacques Chirac oo madaxweyne uga soo noqday dalka Faransiiska intii u dhexeysay 1995 ilaa 2007 ayaa maanta oo khamiis ah geeriyooday.
Mas’uulkan hore ayaa dhintay isagoo 86 sano jir ah.
Xubno ka tirsan qoyskiisa ayaa geerida Chirac u xaqiijiyay wakaaladda wararka ee AFP .
Madaxa guddiga midowga Yurub Jean-Claude Juncker aya aka tacsiyadeeyay geerida hoggaamiyihii hore ee Faransiiska isagoo sheegay inuu aad uga naxay waxaana tacsi taasi la mid ah dirtay afhayeenka guddiggaasi Mina Andreeva .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here