Madaxwyene Trump oo shaaciyay in Sudaan iyo Israel ay heshiiyeen

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay maanta in Suudaan iyo Israel ay ku heshiiyeen inay soo celiyaan xariirkooda caadiga ahaa.
Hogaamiyaasha labadn dal waxaa ay isku raaceen inay hagaajiyaan xariirkooda .
Israel iyo Suudaan ayaa mudooyiinka la soo dhaafay wax xariir ah oo wanaagsan kama dhaxeyn.
Tan ayaa isku keeni karta wada noolaashaha labada bulsho eek u kala nool Suudaan iyo Israel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here