Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq oo bandow lagu soo rogay

Caasimadda dalka Ciraaq ee Baghdada ayaa badnow lagu soo rogay ka dib markii maalintii afaraad ay dalka Ciraaq ka dhaceen dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda.
Bil gudaheeda ayaa waxaa banaanbaxyadii ka dhacay ciraaq ku nafwaayay in ka badan 200 oo qof.
Magaalada baghdada iyo magaalooyiinka kale ee koonfurta wadanka Ciraaq ayaa waxaa ka dhacay dibadbaxyo xoogan .
Dibadbaxyaasha ayaa dalbanaya in wax laga qabto shaqa la’aanta Musuqmaasuqa iyo adeeg wanagsan inay dowladda ka heelaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here