Magoha oo waalidiinta ugu baaqay inay soo dhaweeyaan manhajka cusub ee tacliinta

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ayaa waalidiinta ku boorriyay inay soo dhaweeyaan oo ayna ogoladaan manhajka cusub ee tacliinta.
Waxaa uu xusay in nidaamkan uu diiradda saarayo in ardayda xilli hore laga soo dhiso dhanka tayada.
Magoha ayaa ku nuuxnuuxdsaday in waxa uu uga duwan yahay midka 8-4-4 uu yahay in canugga uu isagoo yar ogaan karo halka uu ku fiican yahay.
Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo berri lagu wado in dib loo furo dugsiyada dalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here