Malaysia oo laga diiwaangeliyay 19 kiis oo coronavirus

Maamullada caafimaadka ee dalka Malaysia ayaa maanta xaqiijiyay 19 ah xaaladaha cusub ee caabuqa coronavirus.
Tani ayaa tirada guud ee ilaa iyo hadda gudaha wadankaas laga diiwaangeliyay ka dhigaysa 8,322 kiis.
Malaysia lagama soo tabin dhimasho cusub waxayna tirada dadka ee halkaas cudurka Covid-19 ugu nafwaayay tahay 117 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here