Mandera oo lagu daahfuray barnaamij loogu gargaarayo danyarta

Guddoomiyaha ismaamulka Mandera, Cali Ibraahim Roba ayaa maanta daahfuray barnaamij loogu talagalay in lagu caawiyo dadka dhibaatooyinka u nugul.
Deeqdan oo cunno lagu bixinaya ayaa ah gurmad qoysaska danyarta ah looga fududeynaya culeyska dhaqaale ee ka dhashay cudurka covid-19.
Wixii ku soo kordho wararka dambe ayaad ku maqli doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here