Maraykanka oo 2019-kii in ka badan 7000 oo bambo ah ku isticmaalay Afghanistan

Warbixin ay soo saartay waaxda ciidamada hawada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in la diiwaan geliyay 7,423 oo ah bambooyin ay sannadkii tagay adeegsadeen ama ay ka tageen ciidamada xukuumadda Washington ee ku sugan gudaha Afghanistan.
Tiradan ayaa lagu sheegay middii ugu badneyd muddo 10 sano ah.
Sannadkii ka sii horreeyay ee 2018-kii waxaa tirada bambooyinka lagu sheegay 7,362.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here