Maraykanka oo ay ka dhacayso doorasho madaxtinimo

Waxaa Maraykanka ka socoto codeyn lagu soo dooranaya madaxweyne cusub.
Loolanka madaxtinimo ayaa ka dhexeya Donald Trump oo ka soo jeedo xisbiga Jamhuuriga oo doonaya in mar labaad uu qabto talada dalkaas iyo madaxweyne ku xigeenkii hore Joe Biden oo matalaya xisbiga dimuqraadiga.
Biden ayaa dadaal badan ku bixinayay sidii uu xafiiska ugala wareegi lahaa Trump oo qaar ka mid ah muwaadiniinta Maraykanka aysan la dhacsaneyn siyaasadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here