Maraykanka oo balanqaaday inuu Kenya ka caawin doono dhanka mashaaricyadda

Mareykanka ayaa beeniyay warbixinno sheegaya in mashruuca laamiga ah ee isku xidha Nairobi iyo Mombasa uu ku buxin doono deyn .
Bayaan la soo saaray Jimcihii ayaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay weli si buuxda uga go’an tahay fulinta ballanqaadkii Madaxweyne Donald Trump uu u sameeyay dowladda dalkani Kenya .
Safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Kenya Kyle McCarter ayaa sheegay in iskaashi lala samaysto shirkad Maraykan ah waxaa ay gacan ka agsyan doonta la dagaalanka Musuqmaasuqa.
Maraykanka ayaa balanqaadyo u sameeyay dalkani kenya waxaa uuna horay u sheegay Maraykanka inu Kenya ka caawin doono la dagaalanka musuqmaasuqa iyo argagixisadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here