Maraykanka oo canshuur saaraya badeecooyinka Mexico

Madaxweynaha Maraykanka Mr. Donald Trump ayaa sheegay in canshuur ah boqolkiiba 5 la saarayo badeecooyinka laga soo dhoofiyo dalka Mexico ee loo iibgeeyo xukuumada Washington.
Waxaa uu hoosta ka xariiqay in tallaabadan ay u dhiganto soo galootiga ka soo gudbo dhanka xadka Mexico taasi oo uu mid sharci darro ah ku tilmaamay.
Hoggaamiyaha Maraykanka ayaa carrabka ku dhuftay in canshuurtan ay dhaqangalayso laga billaabo 10-ka bisha lixaad ee sannadkan halka wixii ka dambeeya 1-da bisha Tobnaad bil waliba la kordhinayo ilaa boqolkiiba 25.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here