Maraykanka oo sheegay inuunan qeyb ka ahayn howlgallada waqooyiga Suuriya

Xoghayaha aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo u qaabilsan dhanka saxaafadda ayaa sheegay in xukuumadda Washington aynan qeyb ka ahayn dagaallada ka dhanka ah kurdiyiinta .
Waxaa uu xusay inuunan jirin sarkaal ka mid ah ciidamada Maraykanka oo howlgalka ka qeyb qaadan doono.
Dhawaan ayay ahayd markii hoggaamiyaasha wadamada Maraykanka iyo Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Donald Trump ay wada hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here