Maraykanka oo soo bandhigayo magaca sarkaal lala xariiriyay Al-Qaacida

Waaxda cadaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay inay soo bandhigi doonto magaca sarkaal u dhashay boqortooyada Sacuudi Carabiya oo lala xariiriyay kooxda Al-Qaacida oo 11-kii bishii sagalaad ee sannadkii 2001-kii weerar ka gaysatay dalkaasi.
Arrintan ayaa jawaab u ah cadaadis sanado badan qoyasaska dhibbanayaashii dhacdadaasi ay saarayeen dowladda Maraykanka.
Waaxdan ayaa sheegtay in iyadoo kaashaneysa laanta dambi baarista Maraykanka ee FBI-da ay qaadi doonto tallaabo aan horay looga baran.
Hasa ahaate ma cadda taariikhda la shaacin doono magaca eedeysanaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here