Maraykanka oo xayiraad saarayo qoyska maalqabeenka Gupta ee Koonfur Afrika

Waaxda maaliyadda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in xayiraado la saarayo qoyska maalqabeenka ee wadanka Koonfur Afrika ee Gupta iyo Salim Essa ee ay aad isugu dhowyihiin.
Xukuumadda Washington ayaa tallaabada ay qaadayso u aaneysay in qoyskaasi uu qeyb ka noqday musuqmaasuq baahsan , la wareegidda qandaraasyada dowladda, laaluush bixin iyo malaayiin ka mid ah lacagaha dowladda oo lagu takriifalay.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma oo wajahaya eedeymo ku saabsan musuqmaasuqa ayaa qoyskan lala xariiriyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here