Markab shidaal oo ay iiraan leedahay oo qarxay

Warbaahinta dalka iiraan oo soo xiganaysa shirkadda qaran ee saliidda ee NIOC ayaa ku warramaysa in laba gantaal lala eegtay markab shidaal oo wadankaasi laga leeyahay.
Dhacdadaasi kaddib ayuu qarxay oo uu dab ka kacay markabka Sinopa
Waxaa falkaasi laga soo tabiyay xeebta magaalada Jiddah ee boqortooyada Sacuudi Carabiya.
Wakaaladda wararka ee iiraan ee ISNA ayaa sheegaysa (ISNA) in khuburrada ay aaminsanyihiin in falkaasi uu yahay mid argagixiso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here