Masaajid dagaalo ka dhacay Galmudug ku xirmay oo dib u furmay

Odayaasha dhaqanka ee degmada Guriceel ayaa sheegay in maanta wixii ka danbeeya ay furan yihiin masaajid iyo goobo ku xurmay dagaaladii ahlusunna iyo alshabaab kaddib markii ay madaxweynaha Galmudug ay kala hadleen arrintaan lagana aqbalay dib u furidda masaajida .
Cubeyd Xasan Maxamuud ayaa warkan oo dhamaystiran noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here