Masaakiinta Dadaab oo xoolo ay ku ciideysanayaan loo qalay

Waxaa malinkii 3-aad xeryaha qaxotiga ee Dadaab ka socdo gowraca xoolaha udxiyada oo dadka masaakiinta ah lagu caawinaya.
Hay’adaha halkaas barnaamijkan ka fulinaya ka mid ah hay’adda Ixyaau turaathil islaamiya in ka badan 4000 oo qoys ayaana ka faaiiday.
Sheekh Muxumad Cabdulqaadir oo ka mid ah culimada xeryaha Dadaab oo howshan qeyb ka ah ayaa warbaahinta uga warramay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here