Masar oo garoomada diyaaradaha furtay

Dowladda dalka Masar ayaa lagu soo warramayaa inay furtay garoomada diyaaradaha , matxafka iyo goobaha caanka ah ee Giza Pyramids ee magaalada Qaahira.
Tallaabadan ayay qaadday in ka badan saddex bilood tan iyo markii goobahan la xiray coronavirus awgiid.
Shirkadda qaran ee duulimaadyada ee dalka Masar ,EgyptAir ayaa sheegtay in rakaab dhan 2,000 ay ka duuleen garoonka caalamiga ee diyaaradaha ee magaalada Qaahira.
Dadkan ayaa maanta ku safray 14 duulimaad oo caalami ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here