Mas’uul lagu eedeyay inuu gabadh ku faraxumeeyay Wajeer oo maxkamadda la soo taagaya

Waxaa galinka dambe ee maanta la filayaa in maxkamadda ismaamulka Wajeer uu ka soo hormuuqdo ku xigeenka guddoomiyaha tuulada Arbaqeeramso oo lagu eedeyay inuu gabadh faraxumeeyay.
Saaka ayaa lagu waday in eedeysanaha maxkamadda la keeno si loogu oogo dacwadda uu wajahaya balse taasi ayaa dib u dhac ku yimid.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee ismaamulka Wajeer , Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa goor sii horreysay khadka taleefoonka ugu warramay Mowlid Maxamad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here