Mas’uuliyiinta Lubnaan iyo Israa’iil oo kulmaya dabayaaqada bishan

Ilo wareedyo militari ayaa laga soo xigtay in mas’uuliyiin ka kala socday Lubnaan iyo Israa’iil ay maanta yeesheen kulan aan muddo dheer qaadan.
Labada dhinac ayaa ku heshiiyay inay mar kale wada hadlaan 28-ka bishan .
Ciidamada difaaca ee Lubnaan ayaa sheegay in wada-hadallada maanta ay qaateen hal saac .
Waxaa diiradda la saarayay sida xal looga gaari karo muran dhanka xuduudda badda ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here