Mas’uuliyiinta Mandera oo loogu baaqay inay wax ka qabtaan dhibaatooyin shacabka lagu hayo

81

Mid kamid ah waxgaradka iyo culimada ismaamulka Mandera ayaa si adag uga hadlay dhibaatada ka jirto magaalada Mandera isagoo wacad ku maray inay iclaamin doonaan banaanbax looga soo horjeedo dulmi uu sheegay in lagu hayo bulshada Mandera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here