Maxaa sababay cillada dhanka korontada ee Wajeer?

Maamulaha shirkada korontada laanteeda magaalada Wajeer ayaa ka hadlay cilladda soo food saartay shirkadda ee koronto la’aanta sababtay sida uu faahfaahinayo Cabdiraxmaan Gelle Haajir, Cabdiraxmaan Mucaawiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here