Maxkamad go’aan taarikhi ah  ka garatay  Ingriiska

Kooxaha u dooda  xuquuqda aadanaha ayaa ku guuleystay dacwad  ka dhan ahaa  dowladda Ingriiska kadib markii ay  ogolaatay inay hub ka iibiso Sacuudiga oo dagaal ka wada dalka Yemen.

Go’aanka ay UK hubka uga iibinayso sacuudiga ayaa lagu tilmaamay mid sharci daro ah.

Hubkan ayaa looga digay in lagu waxyeeleeyo dad badan oo aan waxbo galabsan taasi oo ka baxsan sharuudaha caalamiga ah ee bina’aadanimada.

Garsooraha maxkamadda ee go’aankani gaaray ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono sharciyada hubka lagu iibinayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here