Maxkamada oo martay in shaqalaha Isbitalka Qaran ee Kenyatta dib ugu laabtan shaqada

Maxakamada shaqalaaha ee Nairobi ayaa waxay amrtay in dhamaan shaqaalaha isbitalka qaran ee Kenyatta ay soo afjaraan shaqa joojinta ila iy ointa laga dhageysanayo dacwad uu isbitalka gudbiyay.
Maamulka isbitalka KNH ayaa maxkamada aaday manata si ay ooga hor imaadaan shaqa joojinta ka dib markii ay ku dhawaad 5,000 oo ka tirsan shaqalaha isbitalka shaqa joojin ku dhaaqaqeen.
George Ooko, oo ah guddomiyaha guddiga mamaulka Isbitalka Kenyatta ayaa ugu yeeray ururada kala duwan inay miiska wada hadalka omaadaan is loo gaaro xal dhinacyada kala duwan ku faraxsanyiihn.
Mr Ooko ayaa sheegay in adeegyada isbitalka ay wali socdan, isla markanaa ay tahay mid laga xumaado in guddoga muisharaadka iyo gunooyiinka ee SRC oup Ururada aysan xal gaarin.
Dhakhaatiirtan oo iskugu jira kalkaaliyaal ayaa ka kooban tiro ka sareyso 4,000 waxeeyna gudiga mushaaraadka iyo gunooyinka ee (SRC) ku eedeeyeen in uu ku guuldareystay ansixinta lacag dhan 301milyan taas oo aay aqalka barlamanka saxixeen sanadki 2012-kii
Xoghahaya guud ee ururka kalkaaliyaasha dalka ee (KNUN) Seth Panyako, ayaa sheegay in muushaarka dhaqaitirta cisbitaalka qaran ee dalka kordhin lagu sameeyn tan iyo sanadkii 2012-kii isagoona intaa ku daray in shaqalaha aysan wax kulan ah la sameyn donin dowlada si qilaafka xal looga gaaro.
Shala ayay ahayd markii la shaaciyay in hal qof uu ku dhintay isbitaalka Kenyaatta xilii uu bukaankaas waayay daryeel caafimaad .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here