Maxkamadda Mandera oo diiwaangelisay 31 ah kiisaska xadgudubka jinsiyeed

Maxkamadda magaalada Mandera ayaa sannadkan diiwaangelisay kiisas gaaraya 31 oo lala xiriirinayo tacaddiga jinsiyadda ku saleysan kuwaasoo saameeyay rag iyo haweenba iyado ay sii jiraan boqolaal dhacdo oo aan loo soo gudbin laamaha ammaanka maadaama bulshadu ay mararka qaar door biddo inay qaab maslaxa ah ku xalliso
Maxamad Cabdiqaadir ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here