Maxkamadda oo diiday damiin lagu siidaayay eedeysane loo haysto weerarkii Dusit

Maxkamadda sare ee dalka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday go’aan damiin lacageed lagu siidaayay eedeysane lala xiriiriyay weerarkii ka dhacay dhismaha Dusit Hotel Eedeysanaha oo magaciisu lagu sheegay Mukhtaar Ibraahim Cali ayaa horay lagu daayay 200,000 oo damiin lacageed ah.
Hasa ahaate garsoore Luka Kimaru ayaa qiimahaas ka dhigay 2 milyan.
Mr. Kimaru ayaa sheegay inuu khalad dhacay markii go’aanka hore ay maxkamad hoose soo saaraysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here