Maxkamadda oo laashay go’aan ka soo baxay maamulka NTSA

Maxkamadda sare ee dalka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday go’aanka maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka ee NTSA ee ku aadan in meesha laga saaro baabuurta mataatuuda ee ay raacaan 14-ka rakaab.
Maxkamadda ayaa mid sharci darro ah ku tilmaantay go’aanka ah inaynan sii shaqeyn gawaarida loo yaqaano 14-seater .
Garsoore Weldon Korir oo ka mid ah xaakiinada maxkamadda sare ayaa amarkan soo saaray.
Waxaa uu ku saleeyay in maamulka NTSA uunan wax wadatashi ah la sameyn dadweynaha sida dastuurka wadanka uu qabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here