Maxkamadda oo sheegtay in maamulka KRA uu baari karo guriyaha eedeysanayaasha

Maxkamadda racfaanka ee dalka ayaa go’aamisay in maamulka canshuuraha ee KRA uu awood dastuuri ah u leeyahay inuu baaritaano ka sameeyo dhismooyinka ay degganyihiin shakhsiyaadka iyo shirkadaha lagu eedeyo inaynan bixin canshuurta laga doonayo.
Garsoorayaasha kala ah Martha Koome, Fatuma Sichale iyo Jamila Maxamad ayaa arrinkan shaaca ka qaaday.
Waxay tani timid kaddib markii KRA aynan ku qancin go’aan horay uga soo baxay maxkamadda sare ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here