Maxkamadda ugu sarreysa dalka oo go’aan ka soo saartay dhageysiga dacwadaha

Maxkamadda ugu sarreysa dalka ee Supreme Court ayaa soo saartay go’aan ah in dhammaan dacwadaha loo soo gudbiyo ee la xariira doorashooyinka lagu soo gabagabeyn doono muddo 6 bilood gudahood ah.
Arrintan ayaa timid kaddib markii garsoorayaasha ay ayideen guushii barasaabka ismaamulka Kirinyaga Anne Waiguru .
Garsoorayaasha kala ah David Maraga, Maxamad Ibraahim, Smokin Wanjala, Njoki Ndung’u iyo Isaac Lenaola ayaa sheegay in geedisocod waliba oo ku aaddan dhageysiga dacwad siyaasadeed wixii ka badan 6 bilood uu waxba kama jiraan noqonaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here