DHAGEYSO:Maxkmad joojisay aaska xildhibaankii geeriyooday Ken Okoth

Maxkamad ku taal Nairobi ayaa shalay joojisay aaska loo qorsheeyay xildhibaankii Kibraa ee geeriyooday Ken Okoth kadib markii xaaskiisa labaad ay sheegtay in canug la sheegay inuu dhalay xildhibaankaasi loo aqoonasado inuu ka mid yahay qoyskiisa uu aduunka kaga tagay.
Barasaabka laga soo doortay Nairobi Mike Sonko ayaa ka yaabsaday dad badan oo ka soo qeyb galay duco loo sameynayay xildhibanakii geeriyooda Ken Okoth isagoona sheegay in khasab ay tahay in la aqoonsado canug aan horay looga warqabin inuu dhalay Ken Okoth taasi oo soo shaac baxday kadib markuu geeriyooday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here