Maxkmada Dastuuriga ah Thailand oo kala dirtay xisbiga Mucaaradka

Maxkmada dastuuriga ee dalka Thailand ayaa maanta kala dirtay xisbiga mucaaradka Future Forward Party (FFP) .
Xisbigan ayaa lagu eedeeyay inay jabiyeen sharciga maalgalinta doorashooyiinka.
Xisbigan ayaa sido kale lagu eedeeyay inuu amaahday lacag dhan 191.6 milyan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here