Mexico oo laga xaqiijiyay 6,751 xaaladood oo cusub iyo 729 oo dhimasha ah

Wasaaradda caafimadka ee dalka Mexico ayaa shaacisay in 6,751 kiis oo cusub la diiwaan galiyay iyo 729 oo dhimasha ah. Tirada guud ee dadka uu soo ritay xanuunka COVID-19 ee dalkasi ayaa noqoneysa 385,036 halka dhimashadana tahay 43,374.
Dowladda ayaa waxay sheegeysa in tirada rasmiga ah ee dadka uu ku dhacay xanuunka ay ka badantahay kiisaska la xaqiijiyay sida ay sheegeyso wakaaalda wararka ee Reuters.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here