Meydadkii laga dhex helay baabuur xamuul ah dalka Ingriiska oo la shaaciyay wadanka ay ka soo jeedaan

Warar dheeraad ah dheeraad ah ayaa kasoo baxaya 39 qof oo meydad ah ee laga helay gaari xamuul ah degmada Essex ee bariga Ingiriiska.
Waxaa baaritaan ka dib la ogaaday in dadkaasi ay u dhasheen wadanka Shiinaha.
Booliska ayaa gacanta ku haya darawalkii kaxaynayay baabuurkii laga helayay meydadka ciidamada ayaana su’aalo weydinaya.
Dhanka kale Ra’isul wasaaraha UK Boris Johnson ayaa Baarlamaanka u sheegay inay ogolaadaan in doorasho la qabto 12-ka bisha December.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here