Meydka gabar 11-sano jir oo laga helay ismaamulka Trans Nzoia

Meydka gabar 11-sano jir ah ayaa laga helay deegaanka Birunda ee ismaamulka Trans Nzoia kaddib markii loo geystay faraxumeyn iyo dil
Meydka gabadha yar ayaa loo qaaday goobta meydadka la dhigo ee deegaanka kitale.
Ila haatan dhacdadani ayaa la soo qabtay laba tuhmane iyadoona laamaaha ammaanka ay wadaan baaritaano
Dadka degganka ayaa codsanayo cadaalad, iyagoona ugu baaqaya mas’uuliyiinta amniga in ay soo qabtaan dadkii faraxumeynta iyo dilka gabadka yar ka dambeeyay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here