Meydka labo carruur ah oo laga helay Wabiga Sagana

Meydka labo carrrur ah oo la la’aa hal isbuuc ayaa laga helay wabiga Sagana, mid ka mid meydadka carrurta ayaa wabiga laga helay subaxnimadi Axada halka kan labadna la helay fiidkii hore
Dadka deegaanka ayaa arrinkan u gudbiyaay saldhigga booliska ee Kiamachimbi waxaana mid ka mid ah meydka carrurta oo ahaa wiil 6 sano jir ah lagu aasay qubuurta magalada karatina
Meydka kale ayaa ahaa canug afar sano jir oo isna la la’aa.
Guddoomiye ku xigeenka galbeedka degmada Mathira Jacob Ouma aya xaqiijiyaay dhacdadaan, isagoona sheegay in baritaano lagu sameynaayo in dhimashada carrurtu ay aheyd mid kaadis ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here