Michael Joseph oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga maamulo Safaricom

Shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom ayaa shaacisay inay madaxii hore ee fulinta Mr. Michael Joseph xil cusub u magacawday.
Waxaa uu noqonayaa guddoomiyaha guddiga sare ee maareeya shirkadda.
Magacaabidda Michael Joseph ayaa timid kaddib markii uu howlgab noqday Nicholas Nganga oo muddo 16 sano ah guddiga hoggaaminayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here