Mid ka mid ah barayaasha jaamacadda Nairobi oo la xiray

Taliyaha booliska ee ismaamulka Nairobi Mr.  ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay bare wax ka dhigaysay jaamacadda Nairobi.
Haweeneydan ayaa la qabtay kaddib markii gurigeeda oo ku yaalla xaafadda South B laga dhex helay meydadka wiil ay dhashay oo 13 sano jir ahaa.
Saraakiisha dambi baarista ayaa hoosta ka xarriiqay in meydka la arkay iyadoo busto lagu qariyay.
Mr. Ndolo ayaa xusay in booliska ay sameynayaan baaritaano ku aaddan dhimashada wiilka iyo cidii ku lug lahayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here