Mid ka mid ah culimada Garissa oo ku baaqay in laga taxaddaro COVID19

Sheekh Cali Guure oo ka mid ah ducaadda ismaamulka Garissa ayaa bulshada ugu baaqay inay raacaan amarrada dowladda iyo talooyinka caafimaad si ay kaga badbaadaan cudurka COVID19
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan oo dhamaystiran Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here