Mid ka mid ah eedeysanayaal loo haystay inay imaraadka u basaseen oo isdilay

43

Warbaahinta dalka Turkiga ayaa ku warramaysa inuu isdilay mid ka mid ah laba qof oo lagu xiray wadankaasi kaddib markii lagu eedeyay inay u basaseen dowlaladda isutagga imaraadka carabta.
Shabakadda wararka ee Haberturk ayaa arrinkan shaaca ka qaadday iyadoo la soo tabiyay in eedeysanaha uu isku dhex dilay xabsiga Silivri
Dhimashada ninkan ayaa waxaa sido kale ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Turkiga ee Anadolu , ilaa iyo haddana ma cadda sababta uu ninkaasi naftiisa uga takhalusay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here